Tusaale Dheeraad ah3
β
Wadadaas waa wado toosan iyo nidaam la garanayo balse waxaa dhacday oo waxaa laysku barbar waday taas badelkeeda oo leh labo weji mid waa maamul goboleed federal iyo qabiil oo ah in xubnaha baarlamaanka iyo golaha wasiirada awooda loogu qeybiyo 4.5.
βEreyada La Xidhiidha
waji. weji dhexe m.l Heerka ugu weyn ee qaybsanka bu'dakaas oo xuubka bu'du uu baaba'ayokoromosoomyaduna ay imanayaan badhtanka xiddigahakaddibna waxa bilaabma kala durugga koromaatidhyada. weji didsan m.l (-iyo ...m.l) (kiim.) Xaalad atammolikuyuulama hab kale oo leh tamar ka badan tan uu leeyahay marka uu degganyahay. weji gebagabo m.l (-iyo ...m.dh) (baay.) Heerka afraad ee qaybsanka unuggakaas oo ah marka ay koromaatidhyadu gaadhaan cidhifyadasaytobalaasamkuna uu qaybsamo ee uu sameeyo laba unug oo mataana ah oo kala soocan. Waxa baaba'a miiqyada iyo xiddigaha iyaadoo bu' yarada iyo xuubka bu'da ee unug mataan kastaa dib u samaysmo iyo koromosoomyada oo dib u soo ceshada qaabkoodii dunta oo kale ahaa. weji ogsidhayn m.l eeg ogsidhayn
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyo, m.dh
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
W Β· WE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
