U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abuure

Magac Lab
Naxwe-rayaal, m.l/dh
Xaraf ASubg AB6 xar
1

Eebbe.

2

Qof wax abuuraya ama wax beeraya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marka aad si weyn u dhuuxdo qoraalka Cabdiraxmaan Barwaaqo, waxa inoo caddaanaya in aynu helnay qareen wax ku ool ah oo labada hal abuure mid ahaan u soo baxay.

”
“

“Nabad abuure ayaa nolol abuura… nabad ayaa naas la nuugo leh… waxaan ugu baaqayaa dadka hubka sita inay u naxaan dadka walaalahood ah ee dhibaateysan,” ayuu mar kale yiri guddoomiyaha jaamacadda Muqdisho.

”
“

Markaa qareenno, afhayeenno u noqda labadan hal abuure waa lagama maarmaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rayaal, m.l/dh

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abuure - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan