U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ansixin

Magac Fal
Xaraf ASubg AN7 xar
1

.dh ansixi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali Muumin, wuxuu sheegay in heshiiskii madaxda DF ay kusoo gaareen dalka Jabuuti la wada dhageystay, cid dood ka keentayna aysan jirin, isagoo xusay in maalinta beri ah ay u muuqato in la ansixin doono maadamaa maalintii hore wax laga sheegi waayay.

”
“

"Wasiiro aan ansixin ma filayo inay jirto cid kale oo ansixin karta, baarlamaankuna xaq uma lahan inuu cod siiyo" ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf oo maalin ka hor saxafiyiin kula hadlay garoonka Jabuuti.

”
“

Boqore ayaa saxaafada waxaa kale uu u sheegay inay dhawaan isu diyaarinayaan sidii mooshinkaasi baarlamaanka loo dhex dhigi lahaa kadibna loo ansixin lahaa madaama in mudo ah shacabku sugayeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

A · AN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ansixin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan