U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qancin

Magac Fal
Xaraf QSubg QA6 xar
1

.dh qanci.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadii uu tuhunku sii socdo oo aan si dhab ah looga heshiin laguma guulaysan doono in la meelmariyo dhismaha iyo aqoonsiga Somaliland, ta kale hadii aynaan maqan tahay kalsoonidii dhexdeena sidee baynu bulshada caalamka ugu qancin karnaa qadiyadeena.

”
“

Laakiin haddii aan ka jawaabo sida dadka loogu qancin karo iney cashuurta dhiibaan.

”
“

Marka labaad anagoo u dhaaranay markii aanu markhaatiga ahayn, nasiib darro-se dhaartayadii lama tixgelin laguma qancin markaa nin dhaar ku qanci waayay maxaad u malaynaysaa inuu ku qancayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qancin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan