Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad. badad-birlabeed m.dh (-dyo, m.dh) (fiis.) Badad xoog oo ka jira weegaarka birlab ama gudbiye qulqul danab wada.
Tusaale Dheeraad ah2
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gaashaanka ku dhuftay heshiiskii badad ee ay wada galeen Dowlada Somalia iyo Dowlada Kenya sanadkii hore, kaasoo dadka Soomaaliyeed ay aad uga hadleen, kuna tilmaameen badda Somalia oo la boobay.
βMadoobe waxaa kale oo uu sheegay in ay Maraakiibtaas ay khasaarooyin kala duwan u geysteen Doonyaha Soomaalida,islamarkaana Xirkihiiiyo Shabaagihii ay ku dhex lumeen Biyaha Badad.
βFalanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
-dyo, m.dh
Fiisigis (fiis.)
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
