U gudub nuxurka bogga
SABAAD

geesinnimo

Magac Fal
Xaraf GSubg GE10 xar
1

.dh Geesi ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kuwaas oo haddii aan si geesinnimo leh looga hortagin geli kara heshiisyo-dhagareed ka noqoshadoodu ay hadhow aad u adkaan doonto.

”
“

Fulaynimadii laga qabay fikir cusub iyo garashoba waxaa meesha ka saaray oo laga doorsaday aqoon-u-dhiirranaan iyo geesinnimo dhab ah oo ka duwan tii xoolo dhaqatadu ku noolayd ee miyiga ee weli darafteenna ku duubaaban.

”
“

Haddaba, Cabullahi Binu Xudaafi Al-Sahmi wuxuu isagu caan ku ahaa geesinnimo iyo in aan loo jixin-jixin cadowga Alle.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
geesinnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan