U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bisil

Fal Magu (4)
Naxwe-slaa, -slayd
Xaraf BSubg BI5 xar
1

Cuno, wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho.

2

Miro iwm wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho.

3

Qof waaya-aragnimo dheeraad ah leh ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali Balibali ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay maanta maxkamad u soo taagi doonaan dadkasi lagu soo qabqabatay iyagoo xili soon ka ganacsanaya cunooyin bisil.

”
“

“Waa la isaga soo tagay waayadii Muqdisho oo Ramadaan lagu jiro cunno lagu cuni jiray balse xiligaan DF ayaa dalka ka talisa cidii lagu arkaana iyadoo bisil iibineysa waxaan ka qaadi doontaa talaabo aan horey loo arag” ayuu Sheekh Cali Dheere.

”
“

Cadowguna maahan ka xabadda kugu soo ridaya keliya ee waxaa jira kuwo kuula dagaalamaya si kale, waxaana garankara qof aad ugu bisil siyaasadda iyo dhaqanka soomaalida.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-slaa, -slayd

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bisil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan