U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cadaab1

Magac Lab/Dheddig
Naxwedii.
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Meel aad u kulul, dhibaato badan oo lagu ciqaabo inta Eebbe ku caasiday marka ay aakhiro tagaan; naar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Rag ciil cadaab ka dooray,” ayuu yiri odaygii xubnihii Dareeme, “Rabbi og ma harsan doonno illaa aan dulmiga iska qaadno; illaa aan reer Kalkaal la helno nabar xun oo ay ka soo waaqsan waayaan.

”
“

Gacan ku dhiigloow, hortaada waxa jira Cadaab Aduun & mid Aakhiro.

”
“

Nebi Nuux wuxuu ahaa dhowrsane runlow ah, oo Eebbe u soo direy dadkiisa inuu hanuuniyo, ugana digo cadaabka aakhiro isagoo leh: Tolkeeyow Eebbe caabuda mana lihidiin Eebbe isaga aan ahayn waxaan idinkaga cabsanayaa cadaab maalin weyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

dii.

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cadaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan