Tusaale Dheeraad ah3
β
Gogoshan Nabadeed oo ay ka soo qeyb galeen Odayaasha iyo waxgaraka beelahan ayaa waxaa ka mid ahaa dadkii ka hadlay Shiikh Axmed Xaaji Ibraahin oo ah nabadoon can ka ah deegaankaasi waxaana uu sheegay in heshiiskaasi uu si wanaagsan ku soo gabagaboobay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
caman, m.l
Xarafka
C Β· CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
