U gudub nuxurka bogga
SABAAD

carqalad

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA8 xar
1

Qas iyo lab lagu sameeyo hawl si wanaagsan u socota.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shirkii Jabuti oo carqalad la kulmay Shirkii uga socday Jabuuti Dowlada Federaalka iyo Isbahaysiga ARS ayaa caqabad xoogan la kulmay maanta, iyagoo la isku qabtay xaga awood qaybsiga xukuumada.

”
“

"Waxaan haynaa warar sheegaya in dowladu ay doonayso inay weerar ku qaado degmooyinka Muqdisho ee aan gacanteeda ku jirin iyo deegaanada loo barakacay, si carqalad loo geliyo amaanka halkaas ka jira" ayuu yiri Xoghahaya saxaafada ee Xisbul Islam.

”
“

Heshiiska lagu kala saxiixday dalka Jabuuti ayaa qodob ka mid ah dhigayey in kooxda mucaaradka ay iska fogeyso cid kasta oo carqalad ku ah heshiiska la wada gaaray iyo nabadda Soomaaliya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
carqalad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan