U gudub nuxurka bogga
SABAAD

curis

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf CSubg CU5 xar
1

(-syo, m.dh) Maanso ama sheeko la allifay.

2

(-syo, m.dh) Curiye kiimikaad. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abwaankuluc waa abwaan ilaahey ku manaystay murti ku salaysan hab-curis hanaan wacan oo laga dhandhansan karo qaafiyad suugaaneed oo ku qotonta ama dhidibada ku aasatay meel la hubo oo aanay si dhayal ah dhulka ugu dhacayn.

”
“

Dadaalkaasi wuxuu dhalay lix buug oo isugu jira cilmi-baaris afeed iyo curis suugaaneed.

”
“

Qaybta hore waa curis ka sheekaynaya waxa ay tahay gobannimadui guud ahaan, iyo gaar ahaan gobannimada ama xorriyadda iyo u-madax-bannaanida fikirka iyo aaraa'da shaqsiga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
curis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan