1
Cayaar; kaftan. 2.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Haddaba waxa la doonayaa in aynu ka faa’iidaysano oo aanu dhayal inagu dhaafin khayrka iyo barakada ay xambaarsantahay bisha Ramadaan.
”“
Midda kale, ma waxaad rabtaa in aad maalkan aan ku soo tabcay dhayal igaga qaaddo ood reer kale ugu wareejiso?
”“
Bilan qudheedu may yaraysan jirin hees ciyaareedka waxaanay tidhi iyada oo u jawaabaysa Baxnaan; "Baxnaan waxaad tahay Boqorkii barbaartiyo nin aan baydkiisa heesuhu dhayal uga iman bannaanka, dhinacayga haa, dhinacyada kalena adigiyo badheedhahaa."
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
DH · DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
