U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cutub

Magac Lab
Xaraf CSubg CU5 xar
La Mid AhcuntubMagac Lab
1

Koox askar ah wada jira.

2

Wax isku xiran sida miraha cinabka iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xukuumada Kenya ayaa waxay shaacisay inay cutub ka mid ah ciidamadeeda u dirayso Somalia si ay qayb uga qaataan howlaha nabad ilaalineed ee ay Afrika ka wado halkaas.

”
“

Cahdiga Cusub waa qaybta labaad ee Baybalka oo ka ka kooban 27 cutub.

”
“

Cutub ka tirsan Ciidamada Dowlada Itoobiya oo shalay soo gaaray Gobolka Hiiraan..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cutub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan