U gudub nuxurka bogga
SABAAD

damal

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Qurac weyn oo har badan.

2
3

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gobanimadu waa geed damal ah oo cid waliba hadhsato, waa geed ku baxa dhiiga geesiga, waa geed ina u dhimataa ina u aydaa.

”
“

Mason damal hadh wayn, baa naflaha maanku ku hirtaaye.

”
“

Sidoo kale, waxa iyaduna dhab iyo biyo kama dhibcaanba ah inaanu warka kiisa wacanina dugsi iyo damal toon..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
damal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan