1
(f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Dhaqaatiirta Isbitaalka Madiina ayaa u xaqiijiyay saxaafada in la soo gaarsiiyay tiro gaaraysa 30-qof oo dhaawacyo kala duwan qaba, waxayna sheegeen in dhaawacyada isbitaalka soo gaaray ay xad-dhaaf noqdeen.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe/Magu (1) (f.g/mg1)
Isrogrog
-fay, -ftay
Xarafka
DH Β· DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
