Tusaale Dheeraad ah3
β
"Heshiiska oo dhan wuxuu ahaa mid isku xiran, mana jiro qodob si gaar ah u dhaqalgeli kara, balse marka uu dhameystirmo heshiiska oo lagu saxiixo Jeddah, ayay qodobbada oo dhan dhaqangeli doonaan".
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (2) (f.g2)
Isrogrog
-iyay, -isay
Xarafka
DH Β· DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
