U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaqo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-qday, -qatay
Xaraf DHSubg DHA5 xar
1

Wax si fiican u maamulasho.

2

Wax mayrasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xubnahan Baarlamaanku waxay sheegeen in Dowladu ay go'aan ku gaartay in dalka lagu maamulo diinta Islaamka, ayna isku meel gali karin in dalka lagu dhaqo Islaam lana kaalmeysto shisheeye.

”
“

In nidaamka xukun ee dalkaas iyo dadkiisa lagu dhaqo Yahay nidaam dimuqraadi dhab ah, saldhigna u Yahay hannaanka xisbiyada badan, qabanqaabada qabashada doorashooyin xor ah kana nadiif ah boob, ku shubasho, laaluush iyo khamkham.

”
“

Baydhabo (AllPuntland) - Mas'uuliyiin ka tirsan Xukuumada Soomaaliya iyo Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobey ayaa ka qeyb galay munaasabad horu dhac u aheyd diyaarinta Dastuur cusub oo lagu dhaqo Dalka Soomaaliya, kaasoo ka dhacay Magaalada Baydhabo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-qday, -qatay

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan