U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhawaansho

Magac Lab/Dheddig
Xaraf DHSubg DHA10 xar
La Mid AhdhowaanMagac Dheddig
1

1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Yusuf Bari Bari ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay xiligaan inuu noqdo Safiirka Somalia ee Midowga Yurub isagoo kala dardaarmay Xuubsireed inuu isku soo dhawaansho ka dhex sameeyo dowlada Federaalka iyo Buslada Soomaaliyeed.

”
“

Dadweynaha degmada Afgoye ku dhaqan ayaa aad usoo dhaweeyay arrintaan iyagoo ku tilmaamay hadii maamulka si sharci ah u xukumo askartaasi inuu dhalan karo isku soo dhawaansho buuxda oo shacabka iyo maamulka dhex mara.

”
“

"Qorshaha wafdiga ka socda dalka Jabuuti waa in la badbaadiyo Dowlada" ayuu si kooban u yiri Xildhibaan diiday in magaciisa la sheego, isagoo intaas ku daray in isku soo dhawaansho labada dhinac ah ay muuqato.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

1

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhawaansho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan