U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhegweyn

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHE8 xar
1

Geed weyn oo wacanriga u eg oo leh caleemo balballaaran iyo miro la cuno.

2

Dh. ah: qof aan si dhakhsa ah wax u fahmin.

3

Dh. ah: nooc ariga ka mid ah oo dhego balballaaran.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Agaasimaha Idaacada Banaadir Axmed Nuur Cali Dhegweyn oo ka hadlay furitaankii Aqoon isweydaarsigaasi ayaa sheegay in qabashada siminaarkaasi uu yahay sidii kor loogu qaadi lahaa Aqoonta Saxafiyiinta ka shaqeysa Idaacada Banaadir.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH Β· DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhegweyn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD