U gudub nuxurka bogga
SABAAD

digir1

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DI5 xar
1

Dabar.

2

Midab madow oo ilkuhu yeeshaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aridibaaxa loo iibgeeyo dal iyo dibad oo uu gobolkani la qeeybsado Hiiraan oo ku deegaan ah iyo digir gaduudda soomaalidu u taqaanno digirta ceelbuur iyo falfaliirta.

”
“

Cadakibir waa magaalo ciid gaduudan kuna wanaagsan dhul beereedka; waxyaabaha lagu beero waqtiga xili roobaadka waxaa ka mid ah: qare iyo digir.

”
“

"Raashinka laga qaybiyay deegaanada Jubada hoose waxay isugu jiraan Galey, Digir, Masago, Saliid iyo weliba raashin nafaqo ah oo loogu talogalay caruurta iyo hooyooyin ay nafaqo la'aanta hayso" ayuu yiri sarkaal ka tirsan wakiilada WFP.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
digir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan