U gudub nuxurka bogga
SABAAD

toon1

Magac Lab
Xaraf TSubg TO4 xar
1

Miro is qabsaday oo dhuuban.

2

Geela la tolo, saaladiisa isqabqabsata oo wax kuusan noqota.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan bulshada u cadaynayaa in hadalada labada nin tahay been iyo dacaayad aan sal iyo raad toon alahayn.

”
“

Sidoo kale, waxa iyaduna dhab iyo biyo kama dhibcaanba ah inaanu warka kiisa wacanina dugsi iyo damal toon..

”
“

Weftiga oo ku sii hakaday tuulooyinka Toon iyo Qool-caday oo ay la hadleen dadweynaha ku nool markii ay gaadheen Sallaxley waxa si weyn u soo dhoweeyay dadweynaha degmadaasi oo ay khudbado u jeediyeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
toon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan