U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fududaan

Magac Fal
Xaraf FSubg FU8 xar
1

.dh fudud.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaasoo dhibaato ah ama darxumo ah waxa inoogu wacan wado xumida waayo wax waliba way fududaan lahaayeen haddii ay wadadu inoo dhisnaan lahayd.

”
“

In kasta oo qaabka aftahamo ee sheekada darteed aan arrintaas dhib lagala kulmayn, haddana shaki la'aan waxaa ka qurux badnaan lahayd kana fududaan lahayn in xeerkaas la raaco.

”
“

Maxamed Cusmaan Cali (dhagax-tuur.) Qalabka lagu shaqeynayo ee cagafcagafyada iyo baabuurta waaweyn waxaa ku deeqay Xildhibaan Cusmaqan Xasan Cali Caato kaasoo ku caawiyay Maamulka Gobolka Banaadir sidii ay howlahaasi ugu fududaan lahaayeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fududaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan