Tusaale Dheeraad ah3
β
Mararka qaarkood xilligaa waxaan fuuli jiray dusha sare ee Hotel-ka, waxaanan halkaa kala socon jiray dab-xidhka rasaasta culus ee isu weydaaranaysay labada qaybood ee magaalada.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Laba-Gudbe (2) (f.lg2)
Isrogrog
-iyay, -isay
Xarafka
F Β· FU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
