U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaashaaman

Fal Magu (4)
Naxwe-mnaa, -mnayd
Xaraf GSubg GA10 xar
1

Wax hubkii uu isku difaaci lahaa u dhanyahay gaaxsan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ciidamada Ethiopia ayaa saldhig adag ka sameystey warshada Baastada ee u dhow Ex-Kontrool Balcad, waxaa galabta la arkayey Askar dul saaran gawaarida gaashaaman kuwaas oo fejignaan xoogan ka muuqatey.

”
β€œ

Ammaanka goobta ay ka dhaceysay aaska ayaa waxaa sugayay ciidamada dowladda oo wadooyinka lagu daadiyay iyo kuwa Amisom oo watay gawaarida gaashaaman, waxaana naxashka saddexda meyd lagu qaaday gaari Ambalaas ah ay leeyihiin ciidamada AMISOM.

”
β€œ

Waxaa adag in la ogaado dhaqdhaqaaqyada ciidamada Ethiopia ee ku soo wajahan degmada Guriceel, waxaana ciidamadaasi ay ku hubeysan yihiin Tikniko fara badan oo nooca gaashaaman ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-mnaa, -mnayd

Xarafka

G Β· GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaashaaman - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan