U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaban1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Inan yar.

2

Deero yar oo lab ah.

3

G. ah: wax tiro yar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu ku muujinayaa sida ay noloshaasi ugu adag tahay qofkii aan gaban ahaantii ku qaayibin.

”
“

Suldaanka Guud ee Beesha Cawlyahan Cali, Suldaan Jeenicad ayaa isagu been abuur aan Geed loogu soo gaban ku tilmaamay baayaankan lagu xusay Isimada iyo Nabadoonada Beesha ee Been abuurka ah.

”
“

.NUUR WARSAME YOONIS(Gambool) Gambool wuxuu ahaa nin been sheegin, oo aan runta ka gaban.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan