U gudub nuxurka bogga
SABAAD

deero

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DSubg DE5 xar
1

Jaad ugaarta ka mid ah, cawsha ka yar, dib gaaban, dhinacyada laba diillimood oo madow ku leh oo raxanraxan isu raacda.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhinaca ganacsatada-na, ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in ganacsade Indho-deero iyo Maamulka dekedda Berbera, ay isku Shaqaale cusub ah oo dekedda laga meeleeyey, dekedduna khidmad u saartay maraakiibta.

”
β€œ

Maanta waxa deero dhaqasho ku nool 10 % oo keliya.

”
β€œ

Sida ay noo soo tebisay war-boobkayaga Canji ugadh oo ku jabanaysay goobtaas, waxay intaa raacisay in mastar Deero gaad badhigooyo loo siin doono inuu la wareego halkii uu cabdi qasbaaye ka cago-damdamlayn jiray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

D Β· DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
deero - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan