U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mooryaan

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MO8 xar
1

Dad cayr ah.

2

Dad ku nool boob, dhac iyo dil.

3

M. ah: xoolo jirkooda cadho jilifaysay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Lakinse mooryaanta Cayr inay mooryaan xaq ku soo meeray tahay uma aragtid.

”
“

J: Qoladii hore qaarna isimo ayaa laga dhigay, qaarna Garoowe ayey shixnado faan ah kula noqdeen, wuxuuse war goor aan fogayn xagga Laascaanood ka soo foocay sheegay inay mooryaan hor leh oo aleelehedii wadataa soo degtay Laaskii.

”
“

Waxa igu hareeraysan habar dugaag (mooryaan), waxaanay u wada haliilayaan hilbahayga, waxayse moog yihiin in lafta iyo diirku isku kay dhagay, oo aanan dhiig iyo dheecaan toona lahayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mooryaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD