Tusaale Dheeraad ah3
β
Dowladdu waxa ay aheyd in ay dad gaar ah arimahaas u tababarato oo waliba ay ku dhiiragaliso in ay qaadanayaan gunno fiican haddii ay si wanaagsan u shaqeeyaan.
ββ
Sidoo kale, wuxuu sheegay C/rashiid Gaanni inay wafdigu ogolaadeen inay xubaha Baarlamaanka siiyaan gunnooyin, balse sheegey in xidhibaankii aan fadhiyada ka qaybqaadan aanay siin doonin gunno.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
G Β· GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
