U gudub nuxurka bogga
SABAAD

halaq

Magac Lab
Naxwe-qyo, m.dh
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm.

2

Nooc ka mid ah masaska.

3

Jinni.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Fadlan, naga astura ceebta iyo fool-xuma naga heysata Magaalada Boosaso oo nabaddi gelyadii ka gacant ka baxdey iyo Jeelka Garoowe oo Halaq-mareyn iyo cambaar madhow ku noqotey astaanta Maamul Goboleedka Puntland iyo Madaxdeeda.

”
β€œ

Waa ay adag tahay sida nidaam lagu dhisaa, waase ay sahlan tahay si lagu burburiyaa --- waxaana marag u ah sida sahlan ee Puntland ay u noqotay halaq galeen aan la isku aamini karin.

”
β€œ

Soomaaligii doono ha ku weyraxo isticmaalka ereyada Domino Effect, kuwo ayaa ii jooga qab iyo qaayo leh, oo soo hal-qabsanaya halaq-mareentii Cigaal Shiidaad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qyo, m.dh

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
halaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan