U gudub nuxurka bogga
SABAAD

harar1

Magac Lab
Xaraf HSubg HA5 xar
La Mid Ahharrar1Magac Lab
1

Gogol caws ka samaysan oo lagu seexdo ama guriga lagu dedo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fidel waxaa kaloo uu booqasho ku tagay Gobolka Ogaden, isagoo caleemo-ubax-sita dhigay qabuuro ku yaal Harar oo ay ku duugnaayeen ciidammadii Cuban-ka ahaa ee lagu dilay dagaalka.

”
“

Gudomiyaha mamulka Kismayo Sheekh Abubakar Al-Saylici oo la hadlay dadweynaha Kismaayo ayaa sheegay in kaniisada ay ku badalayaan masjid weyn, ayna ugu aargudayaan Masjid dhawaan lagu burburiyay magaalada Harar ee dalka Ethiopia.

”
“

Mida kale ee aaan isweydiiyaa waxa weeye, shir 1987 ururku ku yeeshay Harar, ayaa waxa jirtay in la igu yidhi gudigaaga fulinta hebel iyo hebel ka bedel, taasoo aaan diiday, dabadeedna aanu koox dhan sidaa isku seegnay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
harar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan