U gudub nuxurka bogga
SABAAD

heeryo

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HE6 xar
1

Rarada awrka kolka la rarayo dusha laga saaro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Heeryo ayaa sheegey in ninka dilka gaysatey uu la socdey ciidamada hor-istaagey in gabdhahaan dib loogu celiyo xabsiga iyada oo lagu toogtey gaarigii ay ku jireen xiligaas oo muran ka dhex aloosnaa ciidamada dowlada Hoose iyo Taliyaha Boooliiska.

”
“

Taliyaha qaybta Booliiska gobolka Mudug G/dhexe Maxamad Jamac Heeryo ayaa Idaacada VOA u sheegey in ciidamo ka tirsan dowlada Hoose ay hor-istaageen in gabdhahaan dib loogu celiyo goobtii ay ku xirnaayeen.

”
“

Waxa ay jawaab u tahay maanso uu curiyay Ibraahin Hawd oo bilow u noqotay silsiladda loogu magac daray Haan ama Heeryo oo weli socota.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
heeryo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD