U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ifiso

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.lFiisigis
Xaraf ISubg IF5 xar
1

Wax la qoro ama la akhriyo oo wixii lumay lagu helo, birbiriso.

2

Xabbad iftiin bixisa oo habeenkii cadowga lagu yoolbaaro. if-qorraxeed m.l (fiis.) Iftiinka toos uga yimaadda qorraxda, kaasoo suurtageliya in la arko waxyaalaha dhulka oogadiisa ah. Wuxuu ka koobanyahay qeybta kaah cadceedeedka ee leh dherer mowjadeedka ee u dhexeeya kuwa cas iyo iftiinka casuusta.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Fikrad ahaan ma diidani in warbaahintu tooj ku ifiso qofkii masuula oo xil dadweyne haya markuu wadada ka bayro, laakiin waxaan haboonayn ku xad gudubka qof masuula oo aan wax cad loo hayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

I Β· IF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ifiso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan