Tusaale Dheeraad ah3
β
Markii ay marayeen kiloomitirka saddexaad ee orodkaa, ayuu Kenenisa ka goostay orodyahanadii kale, xawaaraha uu kaga dheereeyay ee uu ka soo horeeyay Ragii la tartamayay waxa uu ahaa sideed ilbidhiqsi.
ββ
Waxaad kaga qaybgashaa walaal: adoo hal ilbidhiqsi siiya maalinta 5-ta June ee loogu talogalay xasuusinta degaanka.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyo, m.dh
Xarafka
I Β· IL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
