U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haad

Magac Dheddig
Naxwe-dad, m.l
Xaraf HSubg HA4 xar1 Tusaale
1

Buunshe.

2

H. ah: qof fudfudud.

3

Xad.

4

(-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah.

5

Inta qof hal mar isku cuno (turub).

6

Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro.

7

Cudur maskaxeed geela ku dhaca. hąad2 m.l (haad, m.dh) Nafleyda inta duusha oo baalka leh. hąad3 f.mg1 (-day, -dday)

1

Wax baalal leh dhul kor uga kicid.

2

Ka h.: naf, qof ka bixid. .

Tusaalooyin

“

Cali way ka haadday

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haad duulayaa ma jiro.

”
“

Markaas oo aannu lahayn:-"Hoheey Afrikaay huruddooy, Cadow ku heeryee huruddooy, Halyeeyadaadii huruddooy, Haad baa cunaayee huruddooy.

”
“

Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) Qaar ka mid ah sheekooyinka kale ee degelkan lagu soo daabacay * Haad Duceeyay Wq.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-dad, m.l

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan