U gudub nuxurka bogga
SABAAD

malaasan1

Fal Magu (1)
Naxwe-smay, -santay; -smi
Xaraf MSubg MA8 xar1 Tusaale
1

Wax la malaasay noqosho.

2

Ka m. wax xallintooda maaro loo waayey noqosho. .

Tusaalooyin

“

Cabdi arrintii way ka malaasantay

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guri dhagax ah oo albaab bir malaasan ah oo aad mooddo in jeel loogu talagalay ku samaysan yahay ayaa degdeg loo furay.

”
“

Marka hore waa kan warkii oo kuus-kuusani: Boqol iyo dheeraad madax kuusane ayaa meesha la yidhaahdo Afrika koonfureed isu hor-kuududsaday kulan loo baxshey mashruuca kor u jiidista dhulka malaasan iyo dhaqaalaynta dhirta iyo ku horjoogga halkiisa.

”
“

Waxaa dalka ku dhashay ilmo aan qaab lahayn iyo kuwo aan lahayn meel ay ka saxaroodaan ama ka gaadshaan iyo kuwo malaasan oo aan lahayn xubnaha taranka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-smay, -santay; -smi

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
malaasan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan