U gudub nuxurka bogga
SABAAD

malyan

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar
La Mid AhmalyuunMagac Lab
1

.t. Tiro ka kooban kun meelood oo min kun ah; kun kumaad; "1.000.000".

Tusaale Dheeraad ah3

“

Finland dadweynaha ku nool waa 5.1 malyan.

”
“

Tusaale ahaana 100ka dollar ayaa xilligaas lagu sarifayey 4 malyan oo Shilin Soomaali ah, halka iminka lagu guuleystey in hoos loo dhigo oo uu yahay sarifkiisu 3,100,000 (sadex malyan iyo boqol kun) Shilin Somali.

”
“

Fiidnaam USA waxay go’aansatay inay Diem ku badasho Ky, qorshahaasna wuxuu sabab u noqday in 58.000 oo cidanka Marakaykanka ah ku dhintaan wadankaas, 2-malyan oo fiidnaamiyiin ahna ku baab’aan meeshaas, Maraykankuna jab iyo hoog ba’an kala soo noqday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
malyan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan