U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maroorsan1

Fal Magu (1)
Naxwe-amay, -antay; -ami
Xaraf MSubg MA9 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

J: Dawladdu talada ma maroorsan karto, sharci darrana dalka kuma dhiqi karto, waxaan doonaan yeelayaana mid suura-gal ah maaha, arrintuna waa mid u taal cid kasta oo sharciga jecel, waxaanu qabnaa in ay waajib tahay in la samaysto dawlad sharci ku dhisan.

”
“

Marnabana qof kaliyihi talada ma maroorsan sidan hadda muuqata.

”
“

Shariif uu doonayo inuu isagu awooda dalka oo dhan uu isku koobo, balse taas aanay beesha caalamku ka yeelayn, ayna ka hortagayaan inta aanu awooda oo dhan maroorsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-amay, -antay; -ami

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maroorsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan