U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mici

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-iyo, m.l/dh
Xaraf MSubg MI4 xar
1

Ilkaha fiiqfiiqan ee u dhexeeya foolaha iyo gawsaha midkood.

2

Dalag meseggo, galley iwm oo markaa soo baxaaya.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Real Madrid, waa kooxda ugu badan xagga hanashada koobabka horyaalka waxayna ku guulaysatay siddeed goor, afar jeerna waa laga guulaystay, sannadkan-na waxay u mici-lisanaysaa inay markii sagaalaad qaado.

”
β€œ

Haddaba, iyaba waa yaabe, dhawr sanaba iyada oo aanay ka soo wareegin ayuu haddana u mici listay mid afraad oo uu meermeer bilaabay.

”
β€œ

Mici wadar ahaan loo yaqaano Miciyo ( ingiriis : Maxillary Canine) waa ilig dheer, cad, adag oo afka dadka ku dhex yaala.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-iyo, m.l/dh

Xarafka

M Β· MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mici - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan