U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miciin1

Magac Lab
Xaraf MSubg MI6 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ninka la odhan jiray Cali Masno ayaa isna gabay ku yidhi “madiidyaale awr geel ah waa midab dhaleeyaaye, mataan waliba dhidibkeeda waa ka dul-madoobaane, haduu miigganaa iyo haduu rag u miciin liitay nin waliba micnihi aabihii maydhaqaa xadda’e”.

”
“

Sidaas ayay labadoodiiba hubkii iyo wixii ay beelaha u kala dhiibteen ee kadab-goyntooda loo adeegsaday ka wada qaaday oo intuu meel isugu keenay miciin uga dhigay magacii iyo calankii maga xumadaa hoos tiilay.

”
“

Dhowr toddobaad wuxuu daba rucleeyaba mar uu daalay, ayuu miciin ula rooray asxaabtiisa bal si ay in uun ugala qabtaan dhibaatooyinka haysta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miciin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan