U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mingis

Magac Lab
Naxwedii.
Xaraf MSubg MI6 xar
1

Rooxaan ama jin la rumaysanyahay in uu dadka cudur geliyo.

2

Cudur dadka ku dhaca oo la aamminsanyahay inuu ka yimaado rooxaanta (mingiska).

3

Cayaar jiib, jaan iyo durbaan leh oo loo tumo qofka jirrada mingiska qaba.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Xarafyada maroorsan, isku mareegsan, ee eryga qorani uu ka koobmaa ka sixir daran kun durbaan oo baar-cadde loo tumo, iyo kun dab-qaad oo fooxley mingis ku shiddo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

dii.

Xarafka

M Β· MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mingis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan