Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Farsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays weyn leedahay oo cid wax lagu yeeli karo; falfal.
Isla waqtigaana waxa uu xakameeyay sixir bararkii Somaliland.
Halkii aynu qalabka wax soo saarka (Capital goods) sida warshadaha yaryar iyo cagaf cagafyda iyo wixii la mida ka soo iibsan lahayn hadii aynu soo iibsano waxyaalaha la cuno/isticmaalo (consumer goods) suurta gal ma noqonayso inaan sixir barar ka baxno.
Aniis wuxuu ku yidhi Abuu Dar "walaahi waxaan soo arkay nin dadka ugu yeedhaya akhlaaqda suubban, isla markaasna ku hadlaya hadallo aan ahayn sixir".
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
S · SI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag