U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tirakoob1

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-byo, m.dh
Xaraf TSubg TI8 xar
1

Habka loo helo ama lo tirsho tira guud.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tirakoob waa cilmiga la xiriira hababka xogta loo ururiyo, looga shaqeeyo, loo soo bandhigo isla markaana loo falanqeeyo.

”
“

Si kastaba, ma jirto tirakoob xaqiijinkara in Soomaali shan beel siyaasad, afari tiro ahaan siman yihiin halna yahay nus, ay ka kooban tahay.

”
“

Waxa laga hadlayo ha ahaado xog tirakoob ku saabsan ama war ku saabsan codbixin mid kuu doono, waxaa loo baahan yahay fahan wanaagsan oo lagu gaari karo go’aan qaadasho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-byo, m.dh

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tirakoob - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD