U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qarxi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Wax qarax ku burburin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhanka kale waxaa wali is horfadhiya dhinacyada ku dagaalamaya Magaalada Muqdisho kuwaasoo daqiiqad kasta dagaal uu ka dhex qarxi karo.

”
“

Degmooyinka Garbahaarey iyo Ceelwaaq ayaa la sheegay inay ka taagan yihiin gudaheeda iyo daafaheeda dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan, iyadoo sarkaal u hadlay DFKMG ah uu sheegay inay dagaallo qarxi karaan.

”
“

“Ma jirto qof weli qaxay, balse waxaa muuqata xaalad colaadeed, mana jiro dagaal hadda socda, balse daqiiqad walba ayuu qarxi karaa” ayuu yiri Nuur Cumar oo ka mid ah dadka degmada Baladweyne ku nool, kaasoo sheegay in xaaladu ay aad u xun tahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qarxi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan