U gudub nuxurka bogga
SABAAD

risaas

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RI6 xar
La Mid AhrasaasMagac Dheddig
1

Xabbad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada AMISOM ee fariisinka ku leh wadada maka almukarama gaar ahaa gurigii shaqaalaha ayaa si bareer ah risaas ugu furey Dad shacab ah.

”
“

Taliyihii Sirdoonka Somaliland ee Gobolka Sool ayaa u geeriyooday risaas badan oo kooxo hubeysan ay ku fureen xalay fiidkii..

”
“

Wixii ku soo kordha shirka maanta dib ayaan idinkala socodsiin doonaa, iyadoo ay dhacayaan Madaafiic iyo dhawaaqa risaas ay is weydaarsanayaan labada dhinac kaasoo aan la ogeyn halka uu saldhigan doono.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R · RI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
risaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan