Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Geedgaab la beero oo caleemo balballaaran, ubax iyo miro macaan oo la cuno leh.
Miraha geedka rumaanka.
Qof xabsi ku jira oo xukun sugaya.
Nooc ka mid ah sariirihii hore oo alwaaxda qurxan oo la xardhay ka samaysan, oo leh rukummo kor u dhaa-dheer.
Kuwaas oo ay maxkamaddu rummaan ahaan ugu dirtay Xabsiga Berbera.
Waxaan dib u soo xusuustay mar 80-meeyadii Beertaas ay ka bixi jireen, shaqaaluhuna ka goosanayeen: Zeytuun, Babaay, Cambe, Qare iyo xitaa Rummaan.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
R · RU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag