U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sawrac

Magac Lab
Naxwe-cyo, m.dh
Xaraf SSubg SA6 xar
1

.u Meesha laga soo farcamay.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Madax-malaaska caro Maraykaan juuj Buushe ayaa budh iyo qaare u soo qaatay inuu Ciraaq Madaxa kala dhaco, wuxuuna si aan miyir qab u ekayn, waalina u sawrac eg u soo daad-gureeyey kumanyaal ciidan ah oo geeso xiir-xiiran.

”
“

Marxaladdii koowaad ee fanka noocan ah waxaa lagu bilaabay meerisyo gabay ah oo la sawrac ah kuwiisii laakiin lagu qaaday luuq ka duwan tii gabayga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-cyo, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sawrac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD