U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miyir

Magac Lab
Naxwe2Daawada
Xaraf MSubg MI5 xar
1

Kartida wax lagu kale sooco ama lagu garto, caqli; maan.

2

Digtoonaan iyo isjirid wax lagu qabto si aan wax dhibaato keena u dhicin, degganaan, xasilloonaan. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale bahda saxaafadda iyo dadweynaha ayey ugu baaqeen inay si miyir qabta uga qayb qaataan hawlaha doorashada, iyaga oo saxaafadda ugu yeedheen in looga fadhiyo masuuliyad ka sii culus ta ay wakhtiga caadiga ah hayaan.

”
“

Miyeynu iswaalnaa oo laba halaad iyo badhley ayeynu qaadanaa, mise waynu miyir qabnaayoo laba halaad iyo badh baynu helnaa.

”
“

Dalka Maraykanka oo ku miyir doorsoomay duullaan uu Ciraaq ku hinjiyo, Ingiriiska oo nacamlaynta la ibtiloobay, balse waxa sabaaxad ku xannibay dawladaha Faransaawiga, Ruushaawiga iyo Jarmal Jaamac wacays.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

2

Cilmiga

Daawada (daaw.)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miyir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan