U gudub nuxurka bogga
SABAAD

see

Magac Fal Wadareed
Xaraf SSubg SE3 xar
La Mid AhsideeMagac Fal Wadareed
1

Habkee; xaaladdee?; waxee?; maxaa? maxay ku noqotay?.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wiilashii uu dagaalka geliyey magacyadooda see u garan waayey?

”
“

Taasna waxay keentay in ay gacan xukuumad shisheeye galaan,waxaana soo ifbaxay dhowr su’aalood oo aan jawaab dag dag ah loo heli Karin oo ay ka mid yihiin,sida: Xaaladooda dhabta ah waa see?

”
“

Wiilwaal wuxuu ahaa nin aragti dheer sidaa awgeed dareenka wajiga odayga ka muuqda ayuu ka shakiyey oo is yidhi see wax u jiraan!

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal Wadareed (fk.we)

Xarafka

S · SE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
see - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan