U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siyaadin

Magac Fal
Xaraf SSubg SI8 xar
1

.dh siyaadi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii aad bixiso kaalmo ogow dhaqaalahaaga waa siyaadin hala bakhaylin waxyar oo naf badbaadin aadna aan waxba ku yeelin.

”
“

Talooyinka kale ee la siiyay dadka uu ku dhaco xannuunkani waxa ka mid ah, inuu beddelo qofku nooca shaqo adag ah ee uu hayay, si aanu xannuunkiisu u sii siyaadin.

”
“

Intaas oo dhan waxay noqdeen siduu Nabigu SCW u sheegey, hase yeeshee qureysh uma siyaadin wax aan ka ahayn kufri iyo gaalnimo, waxaa kale oo shakiyey markay qisadaan maqleen kuwa muslimiinta ka mid ahaa wayna riddoobeen, waxaana lala laayey Abii-Jahal.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siyaadin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan