Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.u Ood la gooyey oo is-haysata oo hal mar qof qaadi karo; jebis.
Waxaa kale oo ay ka bad-baadeen dabkii qabsaday aadna u diloodey dalka Soomaliya, iyada oo in badan oo ganacsata ahina ay tabcasho iyo tis-qaad heleen intii dalku uu dumayey.
Dalkaaga cod loo ritaa, reer degayna tis baa loo Cod waxaad ku waydo cudud kuma heshid.
Jim uu eegi doono muddada uu joogo, marxalladda Siyaasadeed ee dhinaca doorashooyinka ee dalku ku soo fool leh iyo guud ahaanba tadawurka iyo horumarka ka tis-qaaday dalka, iyadoo aanu weli helin aqoonsi Caalami ah.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
T · TI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag